Tiktok oo ku dhawaaqday go’aan ka dhan ah Ruushka iyo hal Sabab oo keentay

Dalka Ruushka ayaa la kulmaya cunaqabateyno iyo xanibaadyo kaga imaanaya shirkado badan oo caalamka, tallaabooyinkaasi ayaa intooda sabab u noqday duullaan ciidamada Ruushka ku qaadeen dalka Ukarine. Aaladda Muuqaalada gaabgaab lagu duubo ee TikTok ayaa shaacisay in ay joojisay baahinta muuqaalada lasoo galiyo bartaasi ee gudaha Ruushka, waxa ayna tallaabadaasi caqabad ku noqoneysaa dad badan … Continue reading Tiktok oo ku dhawaaqday go’aan ka dhan ah Ruushka iyo hal Sabab oo keentay